Mid kamid ah wadamada Caalamka oo xusay dadkii uga dhintay Caronavirus (Sawirro)

Dalka Shiinaha oo ah halkii uu kasoo bilowday cudurka sida weyn dunida ugu faafay ee Caronavirus ayaa xus loogu sameeyay dadkii tirada badnaa ee dalkaasi uga geeriyooday caabuqan. Dhawaqa digniinta ee duqeymaha cirka, hoonka maraakiibta, kan gawaarida iyo midka tareennada ayaa laga yeeriyay guud ahaan waddanka Shiinaha, taas oo lagu xasuusanayay dadkii u dhintay cudurka … Continue reading Mid kamid ah wadamada Caalamka oo xusay dadkii uga dhintay Caronavirus (Sawirro)